Bakhaar hub ugu keydsanaa maamulka Galmudug oo saakay gubtay

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay uu gubtay bakhaar ku dhax yaalay saldhig ay leeyihiin ciidamada maamul goboleedka Galmudug. Bakhaarka gubtay ayaa ku yaala Deegaanka  Docol oo qiyaastii magaalada Gaalkacyo u jir 40KM, waxaana dabka la sheegay in uu qabsaday saldhiga ciidamada Galmudug ku lahaayeen deegaankaasi gaar ahaan … Continue reading Bakhaar hub ugu keydsanaa maamulka Galmudug oo saakay gubtay